Zimbabwe: Oo joojisay Hilibki laga Soo dhoofin jiray koonfur Africa

Wadanka Zimbabwe ayaa Markii 2aad joojiyay Hilibkii laga soo dhoofinin jiray koonfur Africa isla sanadkaan gudihiisa kadib Caabuq ay sheegeen in lagu arkay xoolaha kofur Africa Wasiirka beeraha oo arintaas kudhuwaaqay ayaa sheegay  in ay  tahay  mid ka hortag u ah in jeermiskaas ku fido Zimbabwe .waxay Aheyd bishii January ee sanadkaan markii Bostwana ,Zimbabwe iyo swizerland ayaa Gebi ahaanba  joojiyay hilibkii lasoo dhoofin jiray dalka koonfur Africa.

Cudurkaan oo lasheegay  inuu Aad ugu faafo Xoolaha kagana dhaca lugaha iyo afka walow Uusan waxbo u dhimeynin Bani Aadamka ayaa marki ugu horeeysay  lagu arkay xaaduda ay wadaagaan Zimbabwe iyo koonfur africa.