XOG KOOBAN: Diyaaraddii Kismaayo tagtay

XOG KOOBAN: Diyaaraddii Kismaayo tagtay
NOOCA
– Nooceedu waa Fokker 50 (Model 27 MK)
– Waxay soo baxday 1985 – 1997
– Qiimeheeda waxaa lagu qiyaasaaa $15 million – $17 million
– Qaadkeedu waa 50 ruux markiiba.
YAA ISKA LEH?
– Milkiyadda waxaa iska leh shirkadda CORAL COAST FIE, oo fadhigeedu yahay magaalada Sharjah (Shaariqa), UAE.
– Waxaa kireystay Shirkadda Jubba Airways, oo xarun ku leh Nairobi, Kenya.
DIIWAANGELINTA
– Diyaaradda waxaa laga diiwaangeliyay dalka Kenya 17/01/2019. Waxayna qaadatay lambar diiwaangelineed: 5Y -JXJ, sida ka muuqata diyaaradda iyo warqadda diiwaangelinta (EEG SAWIRRADDA LIFAAQAN KU JIRA).