Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo maanta Yeeshay kulankii 5aad kalfadhigiisa 6aad

Waxaa Goor Dhow Furmay Kulanki 5aad Kalfadhigiisa 6aad ee Golaha Shacabka BJFS Kooramka Kulanka Ayaa Ku Furmay 140 Mudane Waxana Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman oo uu wehliyo Guddomiye Ku Xigeenka 1aad ee Goalaha Shacabka Mudane Cabdiweli Ibrahim Sheikh Muuday

Ajendaha kulanka aya ah.

1-Ansixinta Ajendaha
2-Furitaanka Aayadaha Qura’aanka Kariimka
3- Akhrinta 2aad ee wax ka bedelka sharciga iibka qaranka
4-Akhrinta 3aad ee Sharciga Istaatistikada Qaranka
5-Akhrinta 1aad Heshiiska Kamid Noqashada Hay’adda Damaanada Maalgashiga Darafyada Badan