Xildhibaanada Golaha Shacab oo Maanta Kulan ku leh Muqdisho

Golaha shacabka ee baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalkasoomaaliya  ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu yeesho kulankii ugu horeeyey ee kalfadhiga 6-aad.

Ajendaha ayaa lagu sheegay in   Hadal Jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Akhrinta 1aad ee Heshiiska Ilaalinta Hiddo Dhaqameedka Aan muuqan iyo Heshiiska Khuseeye Ilaalinta Hidda Dhaqameedka & Midka Dabiiciga.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan, iyagoo fasax ku jiray bilihi la soo dhaafay.