Xaflada Caleema saarka oo ay Dowlada Soomaaliya diidan tahay ayaa ka bilaabaay Kismaayo.

Xaflada Caleema saarka Axmed Madoobe ayaa goordhow ka bilaabatay Magaalada Kismaayo iyadoo ay ku dhan yihiin Qeybaha Mucaradka Dowlada iyo  wafdi balaaran oo YY horkcayo Aaadan Barre Ducaale oo ay Dowlada Kiinya usoo dirtay.

Caleema saarkan oo ay gbi ahaanba sharci ahaan tiisa kasoo horjeesatay Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa gashaanka u daruuray una xusul duubtay in u horgalo Masuuliyiin ay ugu tunweyn yihiin Shiikh Shariif,Xasan Shiikh oo labaduba Madaxweyne kasoo noqday Soomaaliya iyo Dowlada Kiinya oo daqiiqadiii ugu danbeeyey jabisay amarkii Dowlada ee ahaa in aysan Diyaaad toos ah tagikarin Kismaayo.

kala soco wararkeena danbe iyo Caleema saarka