Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Maanta safar kutagay Magaalada Dhuusa Mareeb

Cabdi maxamed sabriye wasiirka arimaha Gududaha ee xukuumada soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta waxa ay Gaareen magaalada dhuusa mareeb ee xarunta Galmudug.

wafdigaan  Maanta gaaray magaalada dhuusamareeb ayaa waxaa ujeedka ay utageen lagu sheegay in ay wada hadal layeelan doonaan  madaxda Ahlu sanah  maadaaama dhawaan Ahlu sunah ay diideeen Gudugii ay dhawaaan dowladda magacawday ee dhismaha Maamulak Galmudug.

Wafdigaan ayaa kulamo waxa ay la qaadan doonaan masuuliyiinta maamulka Galmudug

Dhawaan ayay aheed markii ay dowladda ay magacaawday Gudi ka shaqeeya dhismaha Maamulka Galmugug iyadoona Madaxda  ahlusunah ay kasoo Horjeesteen Gudigaas.