Warar Dheerad ah oo ka Soo Baxay Qasaara ka Dhashay Qarax lala eegtay ciidanka dowlda

Qaraxaan oo ka dhacay inta udhaxesa baledogle iyo walaweyn  ayaa sida aan xogta ku helnay waxa lala beegsaday Ciidanka ban garafka ee la shaqeya dowlada Mareekanka

Qaraxa ayaa noociisa ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxa uu geystay qasara iskugu jira dhimasho gaaraya 5 askari mid kamid ah ay dumar aheyd iyo dhawac 7 askari

Ururka al-Shabaab ayaa war ka soo baxay ku sheegtay qasaara intaas ka badan