Shaki Xoog leh oo laga Muujiyay Go,aanka maxkamadda ICJ

Siyaasi sakariye xuseen oo kamid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed lana hadlay warbaahinta Danan ayaa waxa uu sheegay dib udhigida dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeysa labada dal  ee somaaliya iyo Kenya ay tahay wax aan suurta gal aheyn.

Islamrkaan Kenya ay ogtahay in badda aysan lahayn lkn ay doonayso in caawinaad ay ka Hesho dadka qaar ee siyaasiyiinta soomaaliyeed ka tirsan.

Siyaasi sakariye xuseen waxa kaloo uu xusay in Kenya dhageysiga badda ay lasugeyso 2020 islamarkaana xiligaas ay helayso dad caawiya.

Waxaana  ay kusoo beegmesaa xiligaas siyaasiyiinta qaar oo isku diyaarinaya doorashada dalka  ee 2021

Hoos ka dhageyso codka siyaasi sakariye:-

110101_013