Ra”iisul wasaare khayre oo Kormeeray Xarumaha Gudiga Gurmadka Fatahaadaha

iyadoo wali ay dhibaataysanyihiin dadkii ay saameeyeen fatahaadaha wabiyada shabeelle iyo jubba Ayaa Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre waxa uu  maanta Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaaduhu ka wadaan isku dubba ridka gargaarka loo dirayo deegaannada ay fatahaadu saameeyeen, waxuuna la kulmay howl-wadeennada oo diyaarado gurmad wado u diraya Baydhabo, Beledweyne & Baardheere.