Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre Oo booqday Xarunta Tiyaatarka Qaranka

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa Maanta  Booqasho shaqo ku tagay xarunta Tiyaaterka halkas oo ay ka socdan Dhismaha dib udhiska Xarunta Tiyaatarka

Raisal wasaraha Ayaa u kuurgalay  howlaha  ka socda xarunta Tiyaatarka qaranka  isagoona buugadiyay shaqooyinka ka socda xarunta tiyaaterka si ay unoqo xarun bulshada

Xarunta Tiyaatarka Qaranka AYaa Waxaa lagu dhisayaa barnaamijka is xilqaan kaasi oo  ay ka qeyb qaadanayaan dhamaan qeybaha dowladda

Waxaa heer gabo gabo ah maraaya dib u dhiska Tiyaatarka qaranka iyadoo qeybo Casri ah lagu Soo Kordhiyey dhismahaasi