Qaramada midoobe oo Balan Qaadey in dowlada ay ka Taageeri Doonto Dhanka Amniga (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)  ayaa maanta kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobe u qaabilsan soomaaliya mr james Swan.

Kulanka ay yeesheen maanta Gudoomiyaha Gobolka banaadir iyo Ergayga qaramada midoobe ayaa waxa ay kawada hadleen Xoojinta Amniga caasimada iyo sidii loo kordhin lahaa taageerada qaramada midoobey ee hormarinta sida dhismaha wadooginka iyo Kobcinta dhaqaalaha

Ergayga qaramada midoobe james Swan ayaa balan qaaday in si weyn ay uga qeyb qaadan doonan hormarinta dalka Soomaaliya