Odaygan wuxuu dhashay Dalka Sudan Waxaana qabsatay Arin yaab leh

Wuxuu yiri: markii aan jamaraatka tuurnay ayaa qorraxdii kululaatay, kadibna waxaan arkay qol ay hurdaan xujaajtii dharka cad sidatay, waxa qolka hor fadhiya askari.
Askarigii intaan ka dhuuntay ayaan qolkii jiifsaday.
Qolku aadbuu u qaboobaa, markaan 2 saacadood nastay ayaan ka jiifi kari waayay qabowgii qolka, kadibna waan soo kacay.
Askarigii markuu i arkay ayuu cararay, aniguna waan yaabay
 Dibadaba Markaan usoo baxay ayaan akhriyey boodhka, mise waxa ku qoran talaagada dadka dhintay