Munaasabad lagu xusayey Maalinta Calanka oo Caawa lagu qabtay Taalada Dhagax tuur

Ra’iisul wasaare Hassan Ali Khaire ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayo maalinta Calanka Soomaaliyeed 12 Aktoobar oo lagu qabtay taallada dhagax-tuur ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa munaasabasan ka qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish.