Mudo kadib Webka Warbaahinta Danan oo Hawada dib ugu soo laabtay

Mudo ayaan hawada ka maqneyn iyadoo aan ku mashquulsaneyn in aan ka guurno daginkeenii hore una guurno dagin cusub iyo sidoo kale dhismaha website ka oo aan wax ka badaleynay.

Hadaba Saxiibada sharafta leh ee barteenan nagala socday  waxaan ka raali galineynaa waqtigaa aan hawada isku weynay inagoo hadana balan qaadeyna in aan idiin soo gudbino warar, Barnaamijyo iyo Faalooyin tayadoodu sareyso.

Mahadsanidiin

Isuduwaha Online-ka

Cabdifataax Maxamed Cismaan

wixii dheeriya waxaad nagala soo xiriiri kartaa Emailka info@radiodanan.com