Maxkamad kutaala dalka india Oo Go’aan ka Gaartay Masjid ay isku haysten Musliminta iyo hinduga

Maaxkaamad kutala dalka india ayaa go’aan ka gartay muran qarniyal badan so jitamayey oo u dhaxeeyey musliminta dalka india iyo bulshada hinduga ah oo isku haystay dhul masajid laga burburiyey qarniyaal ka hore oo labda ay wada sheganayen magalada ayootha

Maxkamada ayaa u xukmisay goobtasi hinduga amarna kubixisay in halkasi laga dhiso goob ay ku Cibadestan bulasha hinduga ah.

masajidkan oo ladumiyey 460 sano ka hor ay ku dumiyeen dad mudaharadayaal ah ayaa bulshada hinduga waxa ay aminsanyihiin in halka u masajidka ku yaalay u ku dhashay loard Ram oo uu aminsan yihin halgamaa ay barakeystan.

Amarkaan maxkamada  ka soo baxay ayaa uu ogalanaya in hinduga ay halkaas kadistaan goob ay kucibadeystan

Masajidkaan ayay musliminta kutukanayeen ilaa 1992 markaso ay dumiyeen dad mudaharayal ah

Kadib go’aanka maxkamada sare raisul wasaraha dalka india Modi ayaa ku baaqay xasiloni halka cidamada heygan lagaliyey gudaha magalada ayotha si loga hortada rabshada lagabaqayo inay halkas kadacan oo ku adan goankan maxkamada ay gartay manta