Maxaa ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Go/ka Jubadad Hoose

Magaalda ksmaayo ee xarunta gobolka jubaadda hoose habeenkii xalay waxaa kulumo gaar gaar ah ku yeeshay siyaasiyiinta faraha badan ee   dhawaan tagay magaalda kismaayo

Dhinacyada sida gaarka ah isku arkay waxaa kamid ah madaxweynayaashii hore ee dalka  sheekh shariif sheekh Axmed iyo   xasan sheekh maxamuud iyo Axmed madoobe

Kulankaan U dhaxeeyay sadexdaan masuul ayaa ilo  ku dhaw warbaahinta danana waxa ay  Uxaqiijiyeen In arimaha  ay kuso hadal qaadeen in ay kamid tahay sidii ay Axmed madoobe Kala shaqeen lahayeen sheekh shariif sheekh  Amxed iyo xasan sheekh Maxamuud

In beesha caalamka ay ku qanciyaan doorashadii uu kusoo baxay Axmed madoobe sidoo Kalane  ay sii wadaan wada shaqeenta ay la la haayeen maamulka jubaland

Siyaasiyiintaan ayaa sido kale Axmed Madoobe waxa  ay u balan qaadeen in ay kala shaqeen doonaan wax kasta oo culees ah oo kaso wajaha  dhanka dowlada iyo beesha Caalamka

Axmed madoobe Ayaana   Ugu mahadaceliyay balan qaadka ay usameeyeen siyaasiyiintaan