Maxaa Ka Cusub Deegaanka Bariire

Gaashaanle dhexe Cabdi Cali raage oo lahdaly radiyaha danan ayaa waxa uu ka warbixiyay Xaalada deegaanka Bariire ee Gobolka shabeelaha Hoose  Waxaa uuna shegay in deeganka Uu nabdoonyahay Islamarkaana uu Roob ka da,ay Waxa kale uu sheegay in dad badan  oo Horay ugu barakacay  Deegaanka  Haatan ay kusoo noqden deegaanka

Ugu danbeen dadkii Horay ugu Barakacay  ayuu ugu baaqay in ay kusoo laabtaan Deegaanka Maadama ay xaalada deegaanka ay Hagaagtay wax dagaal ahna  uu san ka Dhicin Mudooyinkii lasoo dhaafay sida uu sheegay Gaashaanle dhexe Cabdi Cali raage

Hoos ka dhageyso wareysiga Gaashaanle dhexe cabdi cali raage :-

110117_004