Mareykanka  oo Dacwad  kusoo Oogay Basaasiin sucuudiga U Adeega

Labo kamid ah shaqaale Hore ee twitterka iyo nin sedexaad ayaa  Wajahaya Eedeymo ku Aadan basaasnimo iyo boqortooyada sucudiga inay sucuudiga ugud biyaan maclumaad shaqsiyadeed.

Ali Alzabarah iyo Ahmed Abouamino oo shaqala ka ahaa twitterka iyo Ahmed Al-Muatiri oo usoo shaqeeyay boqortooyada sucuudiga ayaa wajahaya maxkamadeyn ka dhan ah jaajuusnimo.  Abouamino ayaa lagu Eedeyay in uu twitterka kajabsaday macluumaad dad dhaliila Boqortooyada sucuudiga 2015kii iyo inuu Aqristay emeilo laxarira ciwanadaas

Arintaan ayaa dhaawaceysa xariirka saaxibtinimo ee kadhaxeeya sucuudiga iyo madax weyne trump  Sharci dajiyaal badan oo ka kala tirsan xisbiyada jamhuuriga iyo demoqraadiga  ayaa kucambaareeyay xukumadda Riyadh Gaboodfalo iyo inay kutumatay   Xuquuqda Aadanaha ayagoo soo hadal qaaday yemen iyo dilki jamal khasoogi