Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo Sheegay in dalka Aysan Ka dhacayn Doorasho qof iyo Cod ah

Sheekh shariif sheekh Axmed oo ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo  qudbad ka Jeedinayay caleema saarka Axmed madoobe ayaa waxa uu kahadlay Wax yaabo fara badan

Waxa uuna sheegay in hadii dalka siidan uu kusii socdo  marka lagaaro sanadka 2021 Aysan dalka ka dhacayn doorasho qof iyo cod ah

Waxa uuu sido kale xusay in aysan haatan muuqan  rajadii lagu gaaari lahaa doorasho qof Iyo  Cod ah Sheekh shariif Sheekh Axmed ayaana yiri ma filayno in doorasho qof iyo cod ah Ay ka dhacdo dalka marka lagaaro 2021.