Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Sheegay in Dowladda looga Baahanyahay in ay la Timaado Siyasad Furfuran

Xasan sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee dalka oo kahadlayay Arimaha siyaadsada iyo doorashada dalka ayaa waxa uu sheegay in dowladda federaalka looga baahan yahay in ay latimaado siyaasad furan sidoo kalane Shacabka ay  ixtiraamto oo  aysan caburin

Waxaa kaloo uu xusay in aysan muuqan dhameystirka howlihii uu katagay markii uu talada dalka Hayay.  dhanka kale xasan sheekh maxamuud waxa uu sheegay in xisbiyada haatan dalka ka jira ay utaaganyihiin dhisida dowldda wanaagsan.

Hoos kadhageyso Codka Xasan sheekh madaxweynihiii hore ee dalak

110104_014