Madaxweynihii Hore ee koonfur Galbeed Oo sheegay in Qaar kamid ah Eheladiisa ay U Xiranyihiin dowladda soomaaliya

Hogaamiyihii hore ee maamulka koonfur Galbeed  Shariif Xasan Sheikh Aadan oo kusugan magaalada kismayo kana qayb galay Caleema saarka Axmed madoobe ayaa  mar uu qud bad ka jeedinayay waxa uu sheegay   in Doorashadii ka dhacday Baydhabo lagu dilay dad lana Xiray Dad kale Waxa uuna ku baaqay in la sii daayo kuwa Xiran.

Waxa sidoo kale  uu sheegay in ilaa hada madaxda dalka aysan raali galin ka bixin Dhibaatadii ka dhacday magaalada baydhaba

Waxaa kale  uu xusay in Mukhtaar Roobow uu wali xiranyahay dowlaladdana  markii Hore Ay si qalad u xirtay