Madaxweyne Farmaajo Oo Mucaardka Dowladda Hadalo Kulul ku  Canaantay

Mudane M/ed C/laahi Farmaajo Madaxweeynaha Jumhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya oo Maanta ka Qeyb Galay Munaasabd Lagu Daah Furay Kal Fadhiyada Golaha Shacabka IYO Aqalka Sare ayaa Qudbad uu ka Jeediyey Munaasabaddaasi Waxaa uu Si Kulul uga Hadlay Hab dhaqanka Siyaasadeed Ee Siyaasiyiinta Mucaaradka ku Ah Dowladda

Mudane Farmaajo ayaa Xusay in Ay Dowladda Soomaaliya ka Garaaweeyso Wixii Tabsho ah oo Ddaka Qaar ay qabaan Wixii dhimrin ah iyo Wixii qancin ba ah Balse Madaxweeyne Farmaajo ayaa sidoo kale Diiday in wax yer Xitaa oo Qaranimada Dib u Dhigaayo in Ay San Aqbali Doonin Dowladda Fedaraalka Soomaaliya

Hadalkan Ayaa Ku Soo Beegmaaya Xili Siyaasiyiin isku Baheeystay Sidii ay Hal Dhinac kaga  Soo Hor Jeesan lahaayeen Mucaadarinta Dowladda Soomaaliya.