Indonesia : Gacansade Caan ah oo loo Xiray Dil loogeestay wariyaal

Gaanacsade caan ka ah dalka Indonesia ayaa waxaa  xireen booliska dalkaasi kadib Eedeyn loosoo jeediyay Oo ku Aadan inUu kadambeyAy Dil loo gestay 2 wariye.

Labadaan wariye oo lakala yiraahdo Maradan Sianipar iyo maratua Siregar ayaa meydkooda lagahelay meel layiraahdo laburahan ayagoo sixun loo midiyeyay

Labadaan wariye  ayaa Goobtaas u tagay si ay udhex dhexaadiyaan  muran dhuleed u dhaxeeyay shirkad uu leeyahay ganacsadahan iyo qaar ka mid ah dadka degaanka

Ganacsahaan ayaa lagu Eedeeyay in u ku bixiyey $3,000 si uu ugu taqaluso wariyashan walow uu asaga beeniyay.