Hordhaca: Real Madrid Vs Granada- Madrid Ayaa La Kulantay Hal Guuldaro 23-Kii Kulan Ee Ugu Dambeyay Granada

Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta naaiga Granada kulan ka tirsan  horyaalka La Liga kana dhici doona garoonka Santiago Bernabue.

Real Madrid ayaa kulanka soo galaysa iyada oo doonaysa in ay gaarto guul ka caawisa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib bar-barihii niyad jabka lahaa ee tartanka champions League.

Sidoo kale kooxda Los Blancos ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha horyaalka kadib bar-barihii ay todobaadkii hore la galeen kooxda Atletico Madrid.

Hordhaca: Real Madrid Vs Granada

Saacada 5:00

Garoonka: Santiago Bernabue