Hogaanka puntland oo kulamo la qaatay Qaar kamid ah odayasha Dhaqanka ee Deegaanada Maamulkaasi

Hogaamiyaha Maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni Ayaa kulamo waxa uu laqaatay odayaasha dhaqanka ee maamulka puntland.

Saciid deni ayaa odoyaasha waxa uu usheegay in ay jiraan kulamo looga soo horjeedo isago oo kasocda qaybo kamid ah deegaanada maamulka.

waxa uu saciid deni ay sheegay in ay kulamadaan ay wadaan dad kasoo Horjeeda Maamulka puntland.

Dhawaan ayay aheed markii uu cawil daahir OO kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka  uu suaal kusaabsaneed hogaanka maamulkaas uu waydiiyay Hogaamiyaha maamulka puntland saciid cabdulaahi deni iyadoona saciid deni uu su,aashaas aad ugu carooday.