Haweeneey 45 jir ah oo Guurkeeda ku bixisay 5 Milyan

yuane oo ah Haweeneey 45 jir taajir ah, oo u dhalatay Dalka China ayaa guursatay wiil 22 jir ah, kadib markii ay 5 Milyan siisay, qoyska lee dowry oo ah wiilka ay guursatay.
Qoyska iyo wiilkaba kuma aynaan faraxsanayn arooskan, hayeeshee Saboolnimada haysa qoyska wiilka iyo fursadda lacagtan 5ta Milyan ah, ayaa kadhigtay kuwo ku qanacsan sida ay wax walba u dhacayaan.
Like saar Bogga, si aad u hesho sheekooyin iyo muuqaalo xiiso leh.
Alifoow yare