Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo Mooshinkii laga keenay sii kordhay

Wararka ka imaanya magaalada Garowe ee xarunta maamulka puntland ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlaamaka ay mooshin kadhan ah Gudoomiya 1aad   Ee baarlamaanka ay gudbiyeen. Tirade mooshinka ka gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa la sheegay in ay gaarayaan ku dhawaad 40 xildhibaan  waxaana qabtay Mooshinkaas Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka puntland sababta ay xildhibaanadaan ay mooshin ugudbiyeen ayaa lagu sheegay in gudoomiyaha uu qabsan waayay waajibaadkiisa shaqo  Ee Igmaday islamarlakaan khilaaf iyo  kicin uu ka dhex Abuuray xildhibaanada maamulkaasi.