Gantaalo iyo Duqeyn ay Geesteen Xoogaga Xuutiyiinta Oo Dad Lagu Dilay

ugu yaraan 8qof aya kudhimatay oo ay kujiraan Seddex rayid ah duqeynta ay Geesteen falaagada xutiyiinta Magaala xebeetka almakha sida ay sheegeen masuuliyiinta. duqeyntan oo lalabeegsaday Ciidamo taabacsan dowladda aduunka Aqoonsanyahay oo fadigooda uu ahaa magalada redsea ayaa sido kale waxa kadhashay Dab Balaaran.

Afhayeenka Ciidamada dowladda ee Galbedka Yemen ayaa usheegay wakaalada wararka ee AP in 4 Gantaal ay kusoo Tuureen magaala xeebeetka Almakha halka 3 kalana Ay qabteen. Bayaan ay soo saareen  xoogaga dowladda ayaa intaasi kudaray in qaar kamid ah Gantaladaas ay kudhaceen Xero qaxooti iyo isbitaal ay kahowl Galaan daqatiirta aan  Xaduuda laheyn.