Faah faahin :- Qarax ka dhacay wadada isku xirta muqdisho iyo Afgooye

 

Qaraxaan oo ahaa Miinada nooca Dhulka lagu aaso  ayaa waxa lala bartlilmaameedsaday Eng.d dhisaya wadada isku rirta Muqdisho iyo Afgooye.

Waxaana ku dhaawacmay labo Eng.oo u dhashay dalka Turkiga waxa ayna waraka sheegayaan in dhaawac culus uu ka soo gaaray qaraxaasi ka dhacay halkaasi iyadoona aysan wali ka hadlin ciidamada Amniga dowladda fedaraalka Somaaliya.

Waa markii sadaxaad oo qarax lala beegsado Eng.d ku howlan dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye waxaana xusid mudan in dagaalyanada  alshabaab ay sheegtan qaraxyada iyo dilalka qursheysan oo dhamaantood loo geysto masuuliyiinta iyo Diblomaayisiinta ku sugan dalka gudihiisa.