Faah Faahin Kasoo Baxaysa Duqeyn Maanta Ka dhacday Gudaha Magaalada Muqdisho

Wararka aynu ka Heleeno degmda wadajir  ayaa sheegaya in tiro madaafiic ah lagu weeraray Xerada xalane

Ugu yaraan 5 Madaafiic ayaa lagu tuuray Xerada Xalane  Sida ay Goobjoogayaal ay Inoo xaqiijiyeen

1 kamid ah ayaa ku dhacay Goob dibada ka  ah  xerada xalane oo ay daganyihiin  dad Shacab ah

Madaafiicdaan ayaa waxaa  ku dhawacmay 1 qof oo kusugnaa Gudaha xerada xalane

Iyadoo AlShabaab ay Shegteen Masuuliyada madaafiicda maanta lagu weeraray xerada xalane