Dufano lagafiliyo dalka Bangladesh iyo dadka oo Laga barakiciyay Guryahooda

Waxda Sadasha Hawada ee dalka Bangladesh ayaa kaadigtay dufano lagafilan karo sacadaha sosocda xeebaha dalka Bangladesh.

dufantan ayay sheegeysa waxdu inay lasocdan dabeylo kusocda xawaara dhan 120km/h

Dad dhan 55,000  oo qof  iskood isku aagasimay aya kaa qeyb qadanaya samanta bixinta dadka laga yabo inay sameyso dufanta oo kusugan dulka hooseya ee xeebaha ku tetsan, ila hada waxay shegtay waxda marenta masiboyinka banglash inay soo bakakiciyen dad dhan 100,000 oo qof