Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Go,aanka Cusub ee Kasoo Baxay Icj

Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa waxa uu kahdlay warka cusub ee kasoo baxay maxkamada ICJ ee ah dib udhigida dhageeysiga dacwada Badda ee u dhaxaysa labada dal ee Keenya iyo soomaaliya   waxa uuna  sheegay in Dowlada ay soo dhawayneyso Go,aanka maxkamadda sidoo kalane dowladda ay ku Qanacsatahay  Go,aanka maxkamada ICJ islamarkaana dowllada ay hubto in ay Badadeeda  iyo barigeedaba ay leedahay oo aan looga Guuleysaneyn Waxaa Kaloo  uu Xusay in dowllada ay diyaar ay utrahay difaacashada badeeda ayna u Hogaansamayaan Go,ankaan kasooo baxay maxkamadda icj

Hoos ka dhageyso codka ra’iisul ku xigeenka dalka :-

Cod Mahdi Guuleed Qadar ICJ