Dowladda Soomaaliya oo Wado Qorshe ku saabsan Jubaland

Kulan irdaha u xirnaa oo looga hadlayay arimaha maamulka jubaland Ayaa Villa soomaaliya Ku dhexmaray madaxda dowlada soomaaliya Sida Ra’iisul wasaare khayre iyo madaxwyene Farmaajo Kulanka  ayaa inta uu socday waxa ay  labada masuul isku weedaarsadeen fikrado kala duwan  ilo ku dhaw madaxtooyada Soomaaliya ayaa danan usheegay in kulankaasi ay  labada masuul Qodobo wax ku ool ah islameel dhigeen Kuwaasi oo ay Kamidyihiin in wasaarada arimaha Gudaha ay dhawaan soo saarto go,aan ka dhan ah jubaland  Go,aankaasi oo ah in Axmed Madoobe uu sii Joogidoono jubaland balse uu Axmed Madoobe ogolaado in dowlada ay Saxdo  qaladaadka kajira maamulka jubaland.