Dhageyso: Xildhibaan Katirsan dowladda oo sheegay in Shacabka ay Bara kicidoonan Hadii Dowladda Doorasha ay Qaban Wayso

Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya aya waxa dhaliilay  Hanaanka doorashada ee dowladda  ay doonayso in ay uqabato.

waxauuna xusay hormar la,aanta dalka kajirta in ay sabab utahay doorashada oo aan lo dhameyn sidoo kale xildhibaan Cosoble waxa uu xusay inuu taageersanyahay xisbiyada qaaree dlka kajira.

Hoos kadhageyso codka Xildhibaan Cosoble.

110104_013