Dhageyso:- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo ku Dhawaaqday Guddi Farsamada Galmudug

Warsaxaafaded ay soo Saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u- heshiisiinta XF Soomaaliya ayaa Waxaa Lagu Shaaciyay Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug,

Guddigaan oo ay Magacaawday Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo ka kooban 13 Xubnood ayaa dhawaan ay dooran Doonan gudoomiye iyo Gudoomiye Ku Xigeen Cusub, iyaga oo uguda geli doona dhismaha Galmudug loo dhan yahay

Waasaaarada Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in Gudigaan laga soo xulay dhamaan Beelaha dega deegaamada Galmudug.