Dhageyso:- Qudbada Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu ka Jeediyay kulanka  6-aad ee Golaha Baarlamaanka

Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh cabdiraxmaan ayaa waxa uu Qudbad kajeediyay kulanka 6-aad ee baarlamaanka soomaaliya waxa uuna sheegay in Kulanka lixaad lagu meel marin doono 4 hindiso sharciyeed iyadoo horay kulankii shanaad lagu meel mariyay 5 hindiso sharciyeed

Godoomiyaha barlamaanka soomaliya waxa uu tilmaamay in baaarlamaanka dowladda Federaalka soomaaliya iyo kuwa dowladd Goboleedyada looga baahanyahay in wada shaqeen ay dhex marto

Halkaan hoose ka dhageyso qudbada godoomiye mursal:-