Dhageyso:- Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah ufuray kulanka 6-aad ee Golaha baarlamaanka

Maxadweynaha xukuumadda federaalka ee soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Waxa uu sitoos ah u daah furay kala fadhiga 6aad ee baarlamaanka soomaaaliya

Madaxweyne farmaajo oo qudbad ka jeedinayay xaflada furitaanka kala fadhiga 6-aad ayaa Waxa uu ka sheekeeyay marxaladihii kala duwanaa ee uu dalka soo maray waxa uuna Xusay in dalka xaalado adag uu kujiro si looga baxana loo baahanyahay in la is garab istaago

Madaxweyne farmaajo waxa uu shacabka soomaaliyeed iyo dowladda ugu baaqay in ay ku Dadaalaan siday ugu adkaan lahaayeen alshabaab iyo cidkasta oo kasoo horjeeda hormarka dalka soomaliya

Hoos ka dhageyso qudabada madaxweyne farmaajo:-

Madaxweyne Farmaajo