Dhageyso:- Gudoomiyaha Baarlamanka Jubbaland oo fariin deg deg ah udiray Kenya iyo dowladda federaalka Soomaaliya

Gudoomiyaha barlamaanka isbadal doonka maamulka jubbalnad Ibraahim nuur xasan oo Wareysi siiyay idaacada danan ayaa waxa uu dowlada kenya ugu baaqay in fargalinta ey ku heyso maaamulka jubbaland faraha kala baxdo

ibraahim nuur xasan gudoomiyaha isbadal doonka maamulka jubbaland ayaa waxa uu tibaaxay in haddii dowlada kenya faraha kala bixi weyso Arimaha jubbaland eey halmeel uga wada soo horjeesan doonaan dowlada kenya

waxa uuna Dowlada Soomaaliya ugu baaqady in xaalka maamukja jubbaland sidaan eysan ku fiirsan ay wax ka qabtaan daganaasha la’aanta ka jirta maamauka jubbaland