Dhageyso:- Genaraal ka tirsan Ciimada Malitariga Qeybta 27-aad Oo sheegay in Al shabaab Ay ku soo Qabteen Howlgal ay Sameyeen

Abaan duulaha qaybta 27-aad ee ciidamada militariga Soomaaliya Genaraal saalax yacquub Oo la  hadlay warbaahinta danan ayaa ka warbixiyay  howlgalo ay ciidamada militariga ay kasameeyen Deeganada qaar ee gobolka shabeelaha dhexe

Abaan duulaha ayaa sido kale sheegay in ay howgaladan  ay ka sameyeen inta udhaxeysa balcad iyo jowhar iyo qeybo kale oo hoos taga shabeellada dhexe Siina wadi doonan ilaa ay ka Sifeen  doonaan al shabaab Waa Sida uu hadalka udhigay

Mudooyinkii danbe ciidamada  malitariga ayaa waxa ay kawadeen howgalo gobolka shabeelada dhaxe iyadoona saraakiisha ciidama ay sheegaan in ay Guulo ka gaareen

Hoos Ka dhageyso Wareysiga Taliyaha.