Degdeg: Saciid Dani oo gaaray Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Dani ayaa gaaray goordhow Magaalada Kismaayo iyadoo Garoonka uu kusoo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Jubaland.
Shalay ayey aheyd markii ay diyaaradii siday Dani ay ku hoyatay Magaalada Garowe xili laga sugayey Kismaayo.