Degdag: Qaraxa ka dhacay Muqdisho

Goordhow waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax gaar ahaan Degmada wadajir.

Qaraxan ayaa la sheegayaa in uu yahay midka baabuurta lagu xiro iyadoo aan wali la heyn faahfaahin dheeriya.

Faahfaahinta naga filo.