Degdag: Qarax Banbaano oo Caawa lagu Dilay Gudoomiye Kuxigeen.

Magaalada Jowhar waxaa caawa Banbo lagu weeraray guriga Gudoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Shabeelaha dhexe Maxamuud Sugaal.

Banbadaas caawa lagu tuuray Guriga  waxaa ku geeriyooday Gudoomiye Kuxigeenka Maxamuud Sugal iyo wiil uu dhalay.

Waa Gudoomiye kuxigeenkii labaad ee Gobolka Shabeelaha dhexe oo qarax lagu dilo.