Deg Deg:- Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdi shakuur oo magaalada kismaayo  Gaaray

Madaxweynihii hore ee soomaaliya sheekh shariif sheekh Axmed iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi shakuur ayaa ka anba baxay garoonka diyaaradaha aadan cadde iyagoona GaaraY  magaalada kismaayo oo siyaasiyiin iyo qaar kamid ah madaxda maamul  Goboleedyada dalka  ay ku suganyihiin

Waxaana la shegayaa in maagalada kismayo ay utageen ka qayb galka caleema saarka Axmed  Madoobe

Iyadoona dowlada ay horay xanibaad usaartay tagi taanka kismaayo ayaa masuuliyiintaan maanta kismaayo garay Waxa ay  cadeyneesa in laqaaday xayiraadii saarneed