Deg deg:Hirshabeelle oo waxba kama jiraan ka soo qaaday Caleema saarka ka socda Magaalada kismaayo

Qaar kamid ah siyaasiyiinta hirshabelle ayaa ka hadlay xafladda caleema saarka uu axmed madobe ku qabsanayo magaalada kismaayo

Xafladda Caleema saarka axmed madoobe ayaa waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole, Wafdi ka socda dowladda.

Siyaasiyiintaan hirshabelle ayaa madaxweynayaashii hore usheegay in joojiyaan  qaska ay ku wadaan dowlada Soomaaliya

Sikastaba ahaatee dadka shacabka  iyo siyaasiyiinta ayaa ku kala argti duwan Qas siyaasadedka ka jira dalka soomaaliya