Deg Deg:- Dil Ka Dhacay Muqdisho

Sida  wararka aynu ku Heleyno dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay suuqa Bakaaraha  waxaana dilka loo geestay askari katirsan ciidama dowllada.

Falkan  dilka ah waxaa  geystay  rag ku hubeesnaa Bastoolado iyagoo Dilka kadib Goobta  ka baxsaday.

Goobta  uu dilka ka dhacay waxaa soo gaaray ciidamada dowllada  waxa ayna howlgal ka wadaan Goobta uu dilku ka dhacay