Deg deg: dil goor dhaw ka dhacay gudaha Magaalada muqdisho

Waxaa degmada  hodan  caawa lagu dilay qof la sheegay in uu katirsana shaqaalaha degmada hodan

Dilka ayaa waxaa geestay rag ku hubesna bastoolado dilka kadib ayayna goobta ka baxsadeen

Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay xaafda siigaaale oo katirsan degmada hodan

Qofka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray   cumar nuur

Ciidamada dowlada ayaa howlgallo lagu baadi goobayo  shaqaiyaadkii dilka geestay kawada goobta uu dilka ka dhacay