Dhageyso: Aqoonyahan Soo Dhaweeyay Taliyihii Ciidamada Ahlusunah ee dhawaan isku soo dhiibay Dowladda

Aqoonyahan Suleymaan cabdi badal oo kamid ah aqoonyahanada soomaaliyeed lana hadlay warbaahinta danan aa waxa uu sooo dhaweeyay Taliyihii ciidamada Ahlusunah iyo qaar kamid ah ciidamadii uu hogaaminaaye oo dhawaan isku soo dhiibay ciidamada dowlada federaalka waxa uu sheegay in ay tahay guul usoo hoyotay shacabka reer galmdug ismarkaan dowlada ay kudadaalayso dhisida maamulkaa galmuud

Hoos kadhageyso codka Aqoonyahan Sulaymaan.

110105_026