Cabsi Dagaal Oo Ka Dhax taagan Duleedka Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo Gaaraya Duleedka Ceelasha biyaha Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay Ciidan kawada dirsan dowlada federaalka soomaaliya

Ciidanka dagalka uu ku dhaxmaray inta udhaxeysa ceelasha biyaha iyo Lafoole ayaa waxa la sheegay ciidan hore meel isbaaro utaalay lagu amray,balse ay ka dhaga fureysteen halkasna rasaas ay ka dhalatay

Dadka deeganka ayaa idaacada danan uxaqiijiyay khasaaraha ka dhashay Rasaasta dhaxmartay ciidanka ay dhalishay dhimashada qof shacab ah

Wali majirto mas’uuliyiin ka Hadashay dagaalkas dhaxmaray Ciidanka kawada dirsan Dowlda.