Alshabaab oo Deegaanka fiidow ku Toogtay Oday 83 sano Jir ah

Sida wararka aynu ku Heleeno dagaalyanahada Alshabaab ayaa  waxa ay toogteen nin Magaciisa lagu sheegay Cali Cabdulaahi xasan   Sidoo kalane Da,diisa lagu sheegay 83 Sano Toogashada ayaa Waxa ay ka dhacday  deegaan  lagu Magacaabo fiidoow oo kala qaybiya Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe

Waxaana la sheegayaa in ninka la tooogtay uu katirsanaa maamulka Hirshabeele

Waxa uuna shaqsigan uu soo noqday gudoomiye ku xigeen