Alshabaab oo sheegay tirada Weerarada Ay Todobaadkii Hore Fuliyeen

Tirakoobkan ay soo saaren Al shabab ayaa waxa ay sheegeen tirada weerarada ay ka  fuliyeen Gobolada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya

Muddo 7 maalmood gudahood ah ayay waxa ay sheegen in ay fuliyeen illa 20 wareer oo iskugu jiray qaraxyo, dilal qorshaysan, weeraro toos ah iyo ismidaamin oo ay sheegeen in ay la beegsaden Ciidamado  Jinsiyada kala duwan leh.

Warbixintan ayaa imaaneysa iyadoo wali al shabab ay weeraro ka geesanayaan gudaha Soomaaliya